För föräldrarFör skola och pedagoger

Vad är språkstörning? – somaliska

Trots att språkstörning är vanligare än adhd, är det många som inte vet vad det är

Internationella studier visar att omkring två elever i varje klass uppfyller kriterierna för språkstörning men många elever går under radarn och upptäcks betydligt senare än de borde. Kunskapen om diagnosen måste bli större, menar forskaren och logopeden Anna Eva Hallin som förklarar mer i klippet.

Waa maxay “cudurka koboca luqaddu”? Cilmi baadhahu waxa uu sharaxayaa.

Cudurka koboca luqadda aad ayuu uga badan yahay ADHD, laakiin dadka weli ma garanayaan waxay tahay. Cilmi baadhida caalamiga ah waxay muujinaysaa in celceliska labba arday fasalkiiba ay buuxiyaan heerka qiimaynta DLD, laakiin qaar badan ay hoos duulaan raadaalka, taas oo macnaheedu yahay cududrka waxa la ogaadaa wakhti ka dambeeya intii lagu ogaan lahaa. Wacyi gelinta cudur aqoonsashada waa inay korodhaa, waxa sidaas yihdi cilmi baadhaha iyo khabiirka daawaynta hadalka-luqadda Anna Eva Hallin, taas oo wax badan ku sharaxaysa codka duuban.

Diagnoser:

Experter: